Cali Guudlaawe oo War ka soo saaray dagaal beeleed ka dhacay Sh/dhexe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayo deegaano hoosyimaada Degmooyinka Raage Ceelle iyo Cadale in si shuruud la’aan ah ay ku joojiyaan dirirtaas. Madaxweynaha ayaa sheegay in ayaan darro wayn ay tahay oo aan la aqbali karin in waqtigaan la joogo dad walaalo ah ay … Continue reading Cali Guudlaawe oo War ka soo saaray dagaal beeleed ka dhacay Sh/dhexe